sadaxda qeyb ee galmada hormudka u ah

 1 Maskaxda:maskaxdu waa xubin galmo oo xasaasi ah. wana mida ugu horeyso ee lobahanyahy inaad kadhisto lamanahaga siaad uwada qadatan galmo xasus goni ah reebto 

dadka sariirta ku fiican ayaa leh

garashada male-awaalka ah ee aadanaha


2 mida labad waa maqaarka maqaarku waa inuu nadif kayahy dhawacyo iyo wasaqba dadbadan ayana midas muhim u arag ogow iney hoos udhigi donto rabitanka waa in sigooni ah lodaryela maqarka laguna daryela jimicsi nadafin iyo carfin


3 xubinta taranka waa mida sadaxad oo galmada muhimka u ah waa inaad lasocota daryelkeda cafimadkeda lamanuhuna iska warestan wada xojiyan waxyabaha caloshoda galayana lasocdan wayo waa waxa awoda sinayo xubintada taranka

Comments

Popular posts from this blog

Sidee naagta ukicin karta ninkeda si uu usameyo galmo labaad

Cashirka labad rali gali xaskaga

Ogow labada dareen ee dhaliyo jaceylka lamanahaga kab