Posts

Showing posts from August, 2023

Ogow labada dareen ee dhaliyo jaceylka lamanahaga kab

 1 shumiska ama dhunkashada                     wuxu lamanahaga kadhax aburaa jaceyl waxana lagu koriya xasusta uu ku xasusanayo lamanahaga  Melaha aad kashumineysid waxa kamid ah bushimaha (dibnaha)  dhabannada (damanka) naasaha,  . Si kastaba ha ahaatee, dad badan ayaa sidoo kale ka mahadceliya dhunkashada cagaha, dabada, dhegaha, iyo ibta naaska. 2 tabashada  Farsamadan waxay kuxirantahay adiga Waa inaad ufirsata oo tijabisa meelaha xasaasiga ah ee lamanahaga.                        Haddii kale, Waxaad si fudud u waydiin kartaa isaga/iyada. Aan isla firino melaha guud ee laga tabto lamanahaga:  Anqawga,weylaha,sulasha lugaha,cagaha,bowdada

sadaxda qeyb ee galmada hormudka u ah

 1 Maskaxda:maskaxdu waa xubin galmo oo xasaasi ah. wana mida ugu horeyso ee lobahanyahy inaad kadhisto lamanahaga siaad uwada qadatan galmo xasus goni ah reebto  dadka sariirta ku fiican ayaa leh garashada male-awaalka ah ee aadanaha 2 mida labad waa maqaarka maqaarku waa inuu nadif kayahy dhawacyo iyo wasaqba dadbadan ayana midas muhim u arag ogow iney hoos udhigi donto rabitanka waa in sigooni ah lodaryela maqarka laguna daryela jimicsi nadafin iyo carfin 3 xubinta taranka waa mida sadaxad oo galmada muhimka u ah waa inaad lasocota daryelkeda cafimadkeda lamanuhuna iska warestan wada xojiyan waxyabaha caloshoda galayana lasocdan wayo waa waxa awoda sinayo xubintada taranka

Sida loo Diyaariyo Jirka Kahor intaadan galmo sameyn

waa inaad hubisaa in jidhkaagu si buuxda u yahay mid u diyarsan galmo halkan waxad  ku baran donta laba cashar oo muhiim ah oo ku saabsan u diyarinta jirka galmo 1 Urta Neeftaada Sida lagu shegay cilmi baris urta jirka waxay dhimi kartaa rabitaanka galmada ee qofka. siaad u kicisid darenka lamanahaga kaso uqabow sida barafka waxa lagama marman ah inaad carfisid jirkaga iyo neeftada 2 Wada Qubaysiga:Waxaa xamasad goni ah sameyo wada qubeysiga arintan kuma badno somalida amaba masameyan balse waxa laogaday iney tahy mid sigooni ah jaceyl u abuurto jirkana sisonadafad iyo rabitan badan oo ku adan galmada musqusha halaisku raaco lasoco cashirada kale iyo siro farabadan oo aan halkan kugu sogudbin dono