Sida gabar walbe oo Facebook kujirto lolashekeysto adigon garaneyn
Ugu horeyn Halmid ayan kawada fakareyna aniga iyo adigaba qofwalbe oo adunka jogo muxu ubahan yahay? Jawabtu waxa ey tahay waxa uu ubahan yahay wax cusub marka side ugu fikireysa inaad gabar u qortid ASC XLD KWRN MAISBARAN KARNA iyo kuwo kale ee lamid ah adigo og in boqolal qof isla hadaladas usoqorayan ogow inadan gabadhas wax sameyn ah adan kuyelaneyn siaad sameyn uyelatid dagdagna lagugu sojawabo waxad ubahantahay inaad tartamayasha dhan kaduwanatid erayo kale qaabkale markas ayd xasusta qofta qabsaneysa waliga ha adin mesha dadka dhan ey Adan
Comments
Post a Comment