Posts

Showing posts from February, 2023

Waxyabaha kahoreyo galmada

Farqiga udhaxeyo xayawanka iyo bini adamka waa hordhaca xayawanku waxa uu xoga saraa shabaqa waxana ku furan dag dag wax walbo lagu dag dagana sifudud ayey kudhamadan xayawanku waxa uu arintas ugu dulqataa fakar la an wayo wixi dhacay kama sifakaro oo hadane meelkale ayuu kasiqarabta. markad firiso dhaqanka somalida waxad umaleysa iney macalimintodu yihin xayawanka wax walbe waa labarta inta kala soco cashiro muhim ku ah 

Sida gabar walbe oo Facebook kujirto lolashekeysto adigon garaneyn

Ugu horeyn Halmid ayan kawada fakareyna aniga iyo adigaba qofwalbe oo adunka jogo muxu ubahan yahay? Jawabtu waxa ey tahay waxa uu ubahan yahay wax cusub marka side ugu fikireysa inaad gabar u qortid ASC XLD KWRN MAISBARAN KARNA iyo kuwo kale ee lamid ah adigo og in boqolal qof isla hadaladas usoqorayan ogow inadan gabadhas wax sameyn ah adan kuyelaneyn siaad sameyn uyelatid dagdagna lagugu sojawabo waxad ubahantahay inaad tartamayasha dhan kaduwanatid erayo kale qaabkale markas ayd xasusta qofta qabsaneysa waliga ha adin mesha dadka dhan ey Adan